C/weli Muudey oo goor dhow shaaciyey xiliga la qabanayo Fadhiga Baarlamanka

aGuddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliua C/weli Ibraahim Muudey ayaa ku dhawaaqay in maalinta Berri ee Isniinta ah uu jiro kulan ay yeelanayaan xildhibaannada Baarlamaanka. Farriin uu u kala diray goor dhoweyd xildhibaannada ayuu ku sheegay in Ajendaha fadhiga uu yahay mooshinkii Guddoomiyaha Golaha Shacabka laga keenay oo loo codeynayo. Waxaa farriintan ay ku soo … Continue reading C/weli Muudey oo goor dhow shaaciyey xiliga la qabanayo Fadhiga Baarlamanka